Filimka fariinta Dance-ga ah xambaarsan Street Dancer 3D maalintiisa kowaad wuxuu keenay 9.50 Crore (Trade Figure) sidaan wada ogeyn wuxuuna la yimid bilaabasho dhex dhexaad ah madaama uu ka gaabiyay inuu maalintiisa kowaad 10 Crore gaaro.

Haddaba aqristayaasha qiimaha badan filimka Street Dancer waxaan idiin heynaa kaalinta uu ka galay aflaanta ugu bilaabashada wanaagsan oo ay sameeyeen labada filimkan hogaamiyaha ka ah Varun Dhawan iyo Sharddha Kapoor.

Varun Dhawan & 7-Filim Ugu Bilaabashada Wanaagsan ama maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen:

1. Dilwale (2015) – 20.37 Crore

2. Kalank (2019) – 18.45 Crore

3. Judwaa 2 (2017) – 16 Crore

4. ABCD 2 (2015) – 14.28 Crore

5. Badrinath Ki Dulhania (2017) – 11.68 Crore

6. Dishoom (2016) – 11 Crore

7. Street Dancer 3D (2020) – 9.50 Crore

Shraddha Kapoor & 5-teeda Filim Ugu Bilaabashada Wanaagsan ama maalinta kowaad ganacsiga ay sameeyeen:

1. Saaho (2019) – 25.82 Crore

2. Ek Villain (2014) – 16.43 Crore

3. ABCD 2 (2015) – 14.28 Crore

4. Baaghi 2 (2016) – 11.93 Crore

5. Street Dancer 3D (2020) – 9.50 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here