Home » Box Office » Filimka Suniel Shetty ku fara yareesrtay Gopi Kishen iyo sida uu Semi Hit ku noqday

Filimka Suniel Shetty ku fara yareesrtay Gopi Kishen iyo sida uu Semi Hit ku noqday

Maanta oo kale 2 December 1994 waxaa tiyaatarada la saaray filimka Classic ah ee shactirada iyo Action-ka isku jiro Gopi Kishen ee Suniel Shetty hogaamiye ka ahaa.

Suniel Gopi Kishen wuxuu ku matalay labo door oo hirgaleen ilaa haatana la xasiiyo hadaba sida uu filimkaan ku guuleestay ama Semi Hit ku noqday fadlan hoos kaga bogo:

Director: Mukesh Duggal

Jilaayaasha: Suniel Shetty, Shilpa Shirodkar, Karishma Kapoor, Suresh Oberoi, Aruna Irani, Mohan Joshi, Shammi, Satyendra Kagoor, Mushtaq Khan

Xiliga la daawaday: 02 December 1994

Tiyaatarada laga daawaday: 165

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 43Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.24 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.14 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 2.15 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 4.81 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 63.64 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 8 croreTirada tikit u goosatay – 6-Milyan 872,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 2.31 croreLacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 107%

Natiijadiisa: Semi Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 5.4/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *