Tanhaji-The Unsung Warrior ayaa arbacadiisa labaad keenag 7.25 Crore (Trade Figure) taasi oo kadhigan inuu soo xareeyay 70 Crore todobaadkiisa labaad 6-maalmood ugu horeysay hadii ganacsigii maanta khamiis ahed loogu daro todobaadkiisa labaad oo buuxda wuxuu keeni doonaa 76 Crore qiyaas ahaan.

Waa iskoor cusub oo Tanhaji sameeyay maadama 2-sano u dambeysay uu noqday Filimka seddexasd lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadka labaad kaliya Kabir Singh iyo Sanju ayaa ka badan waxuuna in badan ku xooganyahay Mumbai wadarta guud ganacsigiisa waxuu maraa 185.50 Crore.

Sido kale todobaadkiisa labaad marka uu dhameesto waxuu wadarta guud keeni doonaa 192 Crore waana ganacsiga cimri ahaan uu keenay Akshay Kumar Filimkiisa Mission Mangal jimcadiisa seddexaad oo beri ah sida uu isku celiyo ayee kuxirnaan doontaa qiyaas ahaan halka uu cimri ahaan ganacsigiisa gaari doono.

Sido kale rajada ah inuu cimri ahaan gaari doono 250 Crore jimcada beri ayaa la xaqiijin doona ganacsigsa uu sameeyo ayadoo laga qiyaas qaadanaayo hoos kaga bogo ganacsigiisa maalinlaha mudo 2-todobaad soona daabacday BOI:

Todobaadka Kowaad: 115.28 Crore

Todobaadka Labaad: 70.25 Crore (mudo 6 maalmood)

Wadarta Guud: 185.53 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here