Filimka Tanhaji ayaa soo xareeyay isniintiisa kowaad waxuuna keenay 13.50 Crore mashruucan ayaana sare ukac ka sameeyay Gujarat iyo hareeraheeda oo 25-30% ayuu halkaa sare kaga kacay shalay taasi oo ka dhigan in Mumbai na uu ku wacnaa maadama ganacsigiisa xoogan uu halkaa kasoo bilaaway.

Labada maalmood ee xigaan Tanhaji inuj sare ukaco ayaa lafilaa waana maanta iyo beri sababtana waa in meelo qaar ka jiraan fasaxyo yaryar asoo ka faaideysan doono sido kale todobaadkiisa kowaad 100 Crore inuu keeno ayaa la filaa.

Xitaa waa macquul 105 Crore inuu keeno balse waa hadii uu sifiican isku celiyo maanta iyo beri kana faaideysto fasaxyada jiraan hoos kaga bogo ganacsigiisa maalinlaha ah ee BOI soo daabacday.

Jimco: 14.50 Crore

Sabti: 19.75 Crore

Axad: 25.50 Crore

Isniin: 13.50 Crore

Wadarta Guud: 73.25 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here