Filimka WAR iyo axadiisii sadaxaad lacagaha uu keenay.

0
1604

Filimka WAR oo ay hogaaminayaan jilayaasha Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff ayaa iska sii wato ganacsigiisii wanaagsanaa wuxuuna ka faaideysanayaa aflaamta liidato ee isbuucaan tiyaatarada la saaray.

Filimka WAR ayaa axadiisii sadaxaad keenay lacago dhan 5.50 crore wuxuuna sidaas sadaxdiisa maalin ugu horeyso ee isbuuciisa sadaxaad kusoo xareeyay 12.50 crore asigoona sidoo kale noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay sanadkaan.

hadaba halkaan kaga bogo WAR iyo lacagaha uu soo xareeyay tan iyo markii tiyaatarada la saaray;

Isbuucisa koowaad; 225.38 crore.

Isbuuciisii labaad; 46 crore.

Jimcadiisii sadaxaad; 2.75 crore.

Sabtidiisii sadaxaad; 4.25 crore.

Axadiisii sadaxaad; 5.50 crore.

Wadarta guud ee filimkaan marayo; 283.88 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here