Filimka WAR iyo lacagaha uu soo xareeyay sabtidiisa koowaad qiyaas ahaan caadi ma ahan.

0
799

Filimka WAR ayaa maanta maanta oo sabti aheyd keenay lacago u dhaxeeyo 27-28 crore wuxuuna sameeyay sare u kac fiican asigoona sare u kacay ilaa 30% markii lalal barbardhigo shalay oo jimce aheyd.

Arinta wanaagsan ayaa waxay tahay in filimkaan uu sare ukac xoogan ka sameeyay Mumbai, Delhi/UP iyo East Punjab asigoona dhulkaas ka sameeyay 35-40% sare u kac ah waana arin filimka u wanaagsan.

Arintaan ayaa waxay ka dhigantahay in WAR haatan mudo afar maalmoo ah uu soo xareeyay lacago dhan 122 crore waxayna lacagta uu maalinta sabtida keenay ka dhigeysaa filimkaan Hit dhameystiran ayadoo maalinta bari oo axad ah usii dhimantahay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimka WAR afartiisa maalin uu tiyaatarada saaranyahay iyo lacagaha uu soo xareeyay.

Arbaco 51.50 crore.

Khamiis 22.50 crore.

Jimce 21 crore.

Sabti 27-28 crore.

Wadarta guud 122 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here