Filimka WAR iyo talaadadiisa 3aad lacagaha uu keenay.

0
1142

Filimka WAR ayaa ganacsigiisa iska sii wato wuxuuna isbuuciisa sadaxaad keeni doonaa qiyaas ahaan 19 ilaa 20 crore nadiif ah.

Filimka WAR ayaa talaadadiisa sadaxaad keenay 1.75 crore taasoona wadarta guud ee lacagaha filimkaan ka dhigtay 287 crore nadiif ah blasé su’aasha ayaa waxay tahay hadii uu gaari doono 300 crore iyo hadii kale waxaana lacagtaas uga dhiman kaliya 13 crore balse isbuucaan waxaa tiyaataradaIndia qabsan doono filimka weyn ee Housefull 4.

Blasé intaanba xaalka kuma xuma oo WAR haatan waa Blockbuster sida muuqato waana filimka sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo filimka WAR iyo guud ahaan lacagaha uu keenay;

Isbuuciisa koowaad 9 maalmood; 225.38 crore.

Isbuuciisa labaad 46 crore.

Jimcadiisa sadaxaad 2.75 crore.

Sabtidiisa sadaxaad 4.25 crore.

Axadiisa sadaxaad 5.50 crore.

Isniintiisa sadaxaad 2 crore

Talaadadiisa sadaxaad 1.75

Isbuuciisa sadaxaad mudo 5 maalmood 16.25 crore.

Wadarta guud ahaan 287.63 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here