Filimka WAR oo sabtidiisii labaad kor u kacay iyo lacagta uu soo xareeyay.

0
1475

Filimka WAR ayaa sabtidiisii labaad sara ukac fiican sameeyay asigoona kor u kacay 55% wuxuuna keenay 10.75 crore waana ganacsi sare.

Filimka WAR ayaa haatan mudo 11 maalmood soo xareeyay 244 crore wuxuuna rajo fiican ka qabaa inuu gaaro darajada 300 crore asigoona noqon karo filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay sanadkaan.

halkaan hoose kaga bogo lacaga uu soo xareeyay filimka WAR mudo 11 maalmood.

Isbuuciisa koowaad – 226.50 crore (9 maalmood)

Jimce- 7 crore qiyaas.

Sabti – 10.75 crore qiyaas.

Wadarta guud – 244 crore qiyaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here