filimka War ayaa maalintii shalay waxa uu dhigay rikooe taariikhi iyadoo laysku raacay filimkan inuu gaaro doono darajada 50 crore kaaso ka dhigi doonto filimka labaad ee gaara darajadaas kaliya waxaa kaga horeeyay filimka Thug of Hindsutani dhamaan luuqadaha lagu daawaday labadooda

War ayaa subaxan waxa uu tiyaatarada dalka  ku furmay 25%-30% isagoo 55% ka hooseeyo sida uu ku furmay maalintiisa koowaad laakiin ogow maanta waa maali shaqo ah waxaana filimkan la rajeenaya inuu sare kac xoogan sameeyo xiliga duhurkii kaaso gaari doona 30%-35% halka caawa fiidkii isagan la qiyaasaayo inuu gaaraayo 55%-60

oo la qiyaasaya inuu filimkan maanta keeni doono lacago u dhaxeeya 20-21 Crore kaaso ka dhigi doonta inuu War muddo labo maalin ah soo xarayn dono

fadlan hoos ka eeg filimka War iyo sida uu subaxan kaga  furmay magaalo walba

Delhi NCR – 20%

Mumbai – 10%

Pune – 10%

Bengaluru – 30%

Hyderabad – 35%

Kolkata – 30%

Ahmedabad – 10%

Chennai – 10%

Surat – 10%

Jaipur – 25%

Chandigarh – 10%

Bhopal – 10%

Lucknow – 25%

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here