Filimka weyn Sye Raa waxaa hogaamiye ka ah Megastar Chiranjeevi halka wiilkiisa Ram Charan uu soo saare ka yahay waxaana tiyaatarada la saaraa maalinta berito ah (2 Oct 2019) ayadoo lagu daawan doono luqaha Hindi, Telugu, Tamil, Malayalam & Kannada.

Fadlan hoos kaga bogi filimka Sye Raa lacagaha ay ka heleen kooxda iska leh ka hor inta aan tiyaatarada la saarin:

Dhulweynaha Telugu AP/Nizam kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen – 115.40 Crore.

Gobolka Karnataka kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen – 27 Crore.

Gobolka Tamil Nadu kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen – 7.60 Crore.

Gobolka Kerala kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen – 2.50 Crore.

Qaybta Af Hindiga kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 27.50 Crore.

Suuqyada caalamka kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen – 20 Crore.

Wadarta guud xuquuqdiisa qeybinta cajaladaha dibad & dal waxaa lagu iibsaday – 200 Crore.

Xuquuqda Satelite-ka 60 Crore (dhamaan luqadaha kala duwan).

Xuquuqda Digital-ka 45 Crore (Prime Video)

Xuquuqda Music-ga 10 Crore (dhamaan luqadaha kala duwan).

Wadarta Guud lacagaha lacagaha laga helay xuquuqaha (Satelite+Digital+Music) – 115 Crore.

Lacagta guud Ram Charan ka helay filimkaan – 200 Crore (Distributor’s rights) + 115 Crore (Satelite+Digital+Music rights) = 315 Crore.

Ram Charan qarashka ooga baxay sameynta filimkan weyn: 260 Crore (lacagta toos loogu sameeyay) + 25 (xayeysiin loogu sameeya) = 285 Crore.

Ram Charan iyo aabihiis Chiranjeevi faa’iidada ay ka heleen filimkan weyn: 315 Crore (daqliga guud) – 285 Crore (Qarashka guud) = 30 Crore (faa’iido nadiif ah).

Filimka Sye Raa iyo sida uu HIT ama FLOP ku noqon karo madaama 200 Crore kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen:

Blockbuster wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 300 Crore+

Super Hit wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 240 Crore – 299.9 Crore.

Hit wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 200 Crore – 239.9 Crore.

Above Average wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 180 Crore – 199.9 Crore.

Average wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 160 Crore – 179.9 Crore.

Flop wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 133.33 Crore – 159.9 Crore.

Disaster wuxuu noqon karaa markii saami ahaan laga helo 133.33 Crore iyo ka hoose.

Nasiib wacan Chiranjeevi iyo wiilkiisa Ram Charan madaama macaash xoogan heleen balse kooxda cajaladaga qeybiyeen ayuu culeeska saaran yahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here