Labadii maalmood ee ugu dambeysay, jilaaga Varun Dhawan wuxuu kashaqeenaayay duubista heesta Ganpati ee ugaarka ah Salman Khan filmkiisa-ee ‘Antim: The Final Truth.

Veru waxuu kaleeyahay mashruucaan qeybta heestaan ookaliya isagoo kahelay sallu casuumaad, Filmka waxaa Director ka ah Mahesh Manjrekar waxaa sidoo kale kasoo muuqan doona Mahima Makwana iyo Aayush Sharma, waana dib u sameynta filimka Marathi ‘Mulshi Pattern’.

Salman ayaa la sheegay inuu la xiriiray Varun, wuxuuna si fudud u aqbalay inuu qeyb ka noqdo filimka. Xiriirka sxbtanimo labada dhinac waxaa laga arkaa sidee iskula duubeen heesta, sidoo kale. Dadka badanaa ma oga in Salman xitaa uu codkiisa uu kaga heesay filimkii Varun Dhawan-ee sanadkii 2014 jilay , ‘Main Tera Hero’.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here