Home » Nolosha Jilaayaasha » Filmfare Awards 2018: Ranveer Singh, Athiya Shetty, Parineeti Chopra Iyo Kuwa Kale Oo Noqdeen Kuwa Ugu Labiska Wanaagsan Xaflada (+Sawiro)

Filmfare Awards 2018: Ranveer Singh, Athiya Shetty, Parineeti Chopra Iyo Kuwa Kale Oo Noqdeen Kuwa Ugu Labiska Wanaagsan Xaflada (+Sawiro)

Waxaa xalay la qabtay xaflad balaaran oo ahed xafladii caanka ahed ee Filmfare Awards taasi oo xalay markii 63aad la qabtay waxaaana kasoo qeyb galeen xidigaha Bollywoodka ugu caansan intooda badan.

Xafladan xalay sida heerka sare loo agaasimay waxaa lagu bixiyay abaal marino kala nooc ah, hadaba waxaaa qiimeyn lagu sameyay xidigihii kasoo qeyb galeen xafladaan labiskooda.

Kuwa ugu labiska wanaagsan ayaa ilaa hada lasoo saaray waxaana liiskan hogaanka u hayo atooraha Ranveer Singh.

Xidigahan loo soo xulay inee yihiin kuwa ugu labiska qurxoon ayaa waxay goobta la yimaaden labis soo jiidasho leh oo il qabad leh halka kuwa kale labis kooda uusan aheyn kuwa soo jiidashio leh.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Xidigaha Xaflada FIlmfare Awards Wacdaraha Ka Dhigeen:

Ranveer Singh:

01

Parineeti Chopra:

parineeti-chopra

Athiya Shetty:

athiya

Preity Zinta:

priety-Zinta

Shahid Kapoor:

Shahid-Kapoor-teaser

Pooja Hegde:

Untitled-5