Home » Nolosha Jilaayaasha » Filmfare Awards 2018: Xidigaha Bollywoodka Ee Xaflada Labiska Qaabka Daran La Yimaaden (+Sawiro)

Filmfare Awards 2018: Xidigaha Bollywoodka Ee Xaflada Labiska Qaabka Daran La Yimaaden (+Sawiro)

Atirishada Vidya Balan maadama ay kamid ahed tartamayaasha abaal marinta waxay ahed inee labis shidan goobta la timaado sido kalena waxay ku guulesatay abaal marinta atirishada Bollywoodka ugu wanaagsan.

Waxaa kaloo jiraan xidigo kale kuwaaso si boob siis ah usoo labisteen balse aanan ka fikirn bandhiga xaflada ay kasameyn doonan maadama dadka il qabadka leh uun xaflada camireen.

Sunny Leone iyo Alia Bhatt ayaa sido kale kamid noqdeen xidigaha Fashion-ka ka khaldamay xalay oo labis fool xun oo aan il qabad lahen goobta la yimaaden.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada:

Alia Bhatt:

alia-bhatt

Vidya Balan:

vidya-balan-teaser

Sunny Leone:

sunny-leone

Arjun Kapoor:

arjun-kapoor-teaser

Neha Dhupia:

Untitled-6

Sonali Bendre:

soanli

 

 

One Response to Filmfare Awards 2018: Xidigaha Bollywoodka Ee Xaflada Labiska Qaabka Daran La Yimaaden (+Sawiro)

  1. bile

    January 21, 2018 at 11:50 am

    ali adan sxb secretsuperstar aqartisa no so gudbi 2 107 cr oo keenay china box ofiice