5 December 1997 waxaa la daawaday filimka feerka iyo fara laabka aan kala joogsiga laheyn ku jiraan Qahar kaasi oo lagu tilmaamo filimada ugu dagaalka badan ebid Bollywood-ka sameeyaan.
Qahar waa filim guuleestay oo Average ah waxaana hogaamiye ka ahaa Armaan Kohli oo aabihiis Rajkumar Kohli kusoo celinaayay xidigaan magaciisa sii lumaayay xiligaas wuxuuna caawiyaal ooga dhigan labadii atoore ee 90-maadkii awooda badnaa Sunny Deol iyo Suniel Shetty.
Fadlan hoos kaga bogo macluumaadka dhameestiran filimka Qahar sida uu ku guuleestay waxaana xogtaan kasoo xiganay keedka shabakada Boxoffice India:
Jilaayaasha: Sunny Deol, Sunil Shetty, Armaan Kohli, Sonali Bendre, Rambha and Deepti Bhatnagar
Director: Rajkumar Kohli
Xiliga la daawaday: 05 December 1997
Tiyaatarada laga daawaday: 200
Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 61 Lakh
Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.65 Crore
Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.85 Crore
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4 crore
Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 6.10 crore
Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 55.32 crore
Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor hor – 10.61 crore
Tirada tikit u goosatay – 5-Milyan 973,000 qof
Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno
Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 3.13 crore
Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 78.25%
Natiijadiisa: Average