Filmka Jaceylka Ah Ee Silsila Hai Pyar Ka Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!

Silsila Hai Pyar Ka waa film jaceyl ah oo soomalida ad u jeceshahay balse maqaam ahaan Boc-officeka ka noqday film bur buray ama Disaster ah ganacsi ahaan waxanaa hogaamiyaal ka ahayen Chandrachur Singh iyo Karisma Kapoor.

Maanta oo kale 16 April sanadkii 1999 ayaa la daawaday filmka Sil Sila Hai Pyar Ka oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Disaster ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Shrabani Deodhar

Tiyaatarada laga daawaday: 120

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 27 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  89 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.61 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –5.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.41 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 23.51 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 5.82 Crore

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 445,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.42 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 2.5/10