Filmka Khaali peeli waa Copy iyo directore Maqbool oo kahadlay xanta wareegeysa..Ishaan iyo Ananya filmkooda!

0
501

Khaali Peeli ma ahan dib u sameynta filim Hindi ah ee waa Telugu, ayuu yiri Director Maqbool Khan Markii lagu dhawaaqay filimka Ishaan Khatter iyo Ananya Panday ee Khaali Peeli, waxaa si weyn loo rumeysnaa inuu magac kusii yeelan doono filimka xiisaha badan ee Telugu Vijay Deverakonda, kaasoo ah taxi Driver (Darawal Taxi). .

Waxaa Director ka ah Maqbool Khan, sheekada filmka waa qoraal asal ah oo ay wada qoreen Yash Keswani iyo Sima Aggarwal oo uu wehliyo Maqbool “Waxaa laga yaabaa in sawirada filmka wijiyo cusub kutusaan balse sheeko ahaan waa iskumid.. cabsida laga sheegayo filimkan waa dib-u-sameynta filmka Koonfurta kaasoo Hit naqday markii hore,

Laakiin taasi waxwal wal ah malahan sheekada filmka dib ucasriyeentiisa ah mudo sanad ah ayaa kasoo shaqeeneenay . ”

Filimku waxaa duubis lagu bilaabay bishii Sebtember 2019 waxaana lagu dhawaa dhamaadka filmka ka hor intaan lagu dhawaaqin xiyiraada guud ahaan aduunka oo dhan bishii Maarso.

Shalay ayee ubaxeen labada jilaa inee xayeesiin usoo sameeyaan filmkooda garoonka diyaarada GOA ayaana lagu arkay ishaan iyo ananya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here