Ram Aur Shyam waa filim Action iyo mada daalo dhameestiran leh soona baxay 20 December 1996 wuxuuna ka mid yahay filimada Soomaalida aad u daawato agtoodana caan ka ah.
Aqriste cabdi kafi ayaa naga dalbaday macluumaad ku saabsan filimka Ram Aur Shyam waana dalabkiisa ka jawaab celin karnaa inaan heli karno xogtiisa Boxoffice-ka balse xaqiiqooyin laga diiwaan galiyay majiraan filimkaan.
Jilaayaasha Ram Aur Shym: Samrat Mukerji, Manek Bedi, Divya Dutta, Kanchan, Danny Denzongpa, Om Puri iyo Mukesh Rishi.
Director: Raju Mabani
Fadlan hoos kaga bogo Ram Aur Shyam sida uu ku noqday filim guul dareestay ama Flop ah:
Xiliga la daawaday: 20 December 1996
Tiyaatarada laga daawaday: 120
Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.75 crore
Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 1.47 crore
Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 16.07 crore
Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 2.68 crore
Tirada tikit u goosatay – 1-Milyan 736,000 qof
Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ki iibsadeen – Xog lagama haayo
Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 55.50 Lakh
Lacagaha uu dib usoo celiyay boqoleey ahaan – 31%
Natiijadiisa: Flop
Qiimeynta IMDB Rating – 4.9/10