Forbes oo soo saartay liiska 10ka qof ee aduunka ugu dakhliga badan sanadkaan 2019ka kaalinta 1aad iyo 2aad gabdho 30 jiro kayar ayaa ku jiraan yaab.

0
1562

Shirkada Forbes oo ah mid loogu kalsooni badanyahay markii ay timaado macluumaadka dhaqaalaha la xiriira ayaa sanadkaan dhamaadka ah soo saartay liiska 10ka shakhsi ugu dakhliga badan aduunka waxaana layaab leh in liiska hogaaminayaan labo gabdhood oo 30 jiro kayar.

liiskaan waxaa hogaamineyso gabadha heesaaga mareykanka u dhashatay Taylor Swift oo haatan 29 jir ah waxaana ku xigto gabadha da’da yar ee 22 jirta ah Kylie Jenner

hadaba halkaan kaga bogo liiska oo dhameystiran;

10-Canelo Alvarez waa feeryahan Mexican ah waxaan soo gashay 94 Million oo dolar.

Image result for canelo alvarez

9-Dr. Phil Ja waxaa soo gashay 95 Million.

Image result for dr. phil ja

8-The Eagles waxaa soo gashay 100 Million.

7-Neymar JR waxaa soo gashay 105 Million

6-Christiano Ronald waxaa soo gashay 109 Million dolar.

5-Ed Sheeran waxaa soo gashay 110 Million dolar.

4-Leo Messi waxaa soo gashay 127 Million dolar

3-Kanye West waxaa soo gashay 150 Million Dolar.

2-Kylie Jenner waxaa soo gashay 170 Million dolar.

Image result for kylie jenner

1-Taylor Swift waxaa soo gashay 185 Million dolar.

Image result for taylor swift

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here