Home » Wararka Maanta » From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 7-aad

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 7-aad

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta 7-aad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

3 Deewarein (2003) – The Shawshank Redemption (1994)

3 Deewarein (2003) and The Shawshank Redemption (1994) Movie Poster

Koi… Mil Gaya (2003) – E.T. the Extra-Terrestrial (1982)

Koi... Mil Gaya (2003) and E.T. the Extra-Terrestrial (1982) Movie Poster

Saaya (2003) – Dragonfly (2002)

Saaya (2003) and Dragonfly (2002) Movie Poster

Munna Bhai M.B.B.S. (2003) – Patch Adams (1998)

Munna Bhai M.B.B.S. (2003) and Patch Adams (1998) Movie Poster

Qayamat: City Under Threat (2003) – The Rock (1996)

Qayamat: City Under Threat (2003) and The Rock (1996) Movie Poster

Inteha (2003) – Fear (1996)

Inteha (2003) and Fear (1996) Movie Poster

Samay: When Time Strikes (2003) – Seven (1995)

Samay: When Time Strikes (2003) and Seven (1995) Movie Poster

Kucch To Hai (2003) – I Know What You Did Last Summer (1997)

Kucch To Hai (2003) and I Know What You Did Last Summer (1997) Movie Poster

Dhoom (2003) – The Fast and the Furious (2001), Ocean’s Eleven (2001)

Dhoom (2003), The Fast and the Furious (2001) & Ocean's Eleven (2001) Movie Poster

Jism (2003) – Body Heat (1981)

Jism (2003) and Body Heat (1981) Movie Poster

La Soco Qaybta 8-aad From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka Ay Hollywood-ka Kasoo Qaateen Sheeko ahaan

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 1-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 2-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 3-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 4-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 5-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 6-aad fadlan RIIX HALKAAN