Home » Wararka Maanta » From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 9-aad

From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka caanka ah ee sheeko ahaan Hollywood-ka laga soo min guuriyay qaybta 9-aad

Hordhac:

Fanka Hindiya wuxuu waligiis caan ku ahaa inay soo amaahdaan sheekooyinka Hollywood-ka sameeyaan kadibna ay dhaqankooda ku saleeyaan.

Sidaa darteed waxaa jiraan filimo badan oo ay Bollywood-ka sheeko ahaan kasoo min guuriyeen Hollywood-ka sidoo kalena noqdeen aflaan hirgaleen oo la wada jecel yahay.

Waxaan soo xulnay aflaanta Hindiga ee caanka ah kuwaas oo sheekooyinkooda laga min guuriyay Hollywood-ka qaarkood 100% ayay sheekada aflaanta Hollywood-ka u dabaqeen qaarna waxbay ka qaateen ee kul sheekada Hollywood-ka ma wada qaadanin.

Fadlan qaybta 7-aad maqaalkaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

Hawas (2004) – Unfaithful (2002)

Hawas (2004) and Unfaithful (2002) Movie Poster

Shukriya: Till Death Do Us Apart (2004) – Meet Joe Black (1998)

Shukriya: Till Death Do Us Apart (2004) and Meet Joe Black (1998) Movie Poster

Bunty Aur Babli (2005) – Bonnie and Clyde (1967)

Bunty Aur Babli (2005) and Bonnie and Clyde (1967) Movie Poster

Ek Khiladi Ek Haseena (2005) – Confidence (2003)

Ek Khiladi Ek Haseena (2005) and Confidence (2003) Movie Poster

Garam Masala (2005) – Boeing Boeing (1965)

Garam Masala (2005) and Boeing Boeing (1965) Movie Poster

Kyon Ki (2005) – One Flew Over the Cuckoo’s Nest (1975)

Kyon Ki (2005) and One Flew Over the Cuckoo's Nest (1975) Movie Poster

Main Aisa Hi Hoon (2005) – I Am Sam (2001)

Main Aisa Hi Hoon (2005) and I Am Sam (2001) Movie Poster

Maine Pyaar Kyun Kiya (2005) – Cactus Flower (1969)

Maine Pyaar Kyun Kiya (2005) and Cactus Flower (1969) Movie Poster

Naina (2005) – The Eye (2002)

Naina (2005) and The Eye (2002) Movie Poster

Zeher (2005) – Out of Time (2003)

Zeher (2005) and Out of Time (2003) Movie Poster

La Soco Qaybta 10-aad From Hollywood To Bollywood: Aflaanta Bollywood-ka Ay Hollywood-ka Kasoo Qaateen Sheeko ahaan

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 1-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 2-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 3-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 4-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 5-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 6-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 7-aad fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan aqrisanin maqaalkan qaybtiisa 8-aad fadlan RIIX HALKAAN