Home » Wararka Maanta » Gabadha Caanka Ah Kylie Jenner Oo Bishimaheeda Qaliin Ku Sameesay Sido Kalena Yareesay!!

Gabadha Caanka Ah Kylie Jenner Oo Bishimaheeda Qaliin Ku Sameesay Sido Kalena Yareesay!!

Kylie Jenner waa shaqsi Tv-yada mareekanka ka shaqeesa waana gabar American ah madadaalada Tv-yada kasoo muuqata caana ah sido kalena waa gabar model ah.

Jenner waxaa lagu tilmaama shaqsiga todobaad ee ugu shacbiyada balaaran Instagram-ka dunida oo dhan maadama aad looga jecel yahay barnaamijyadeeda daafaha caalamka.

Hadaba gabadhaan ayaa yareesay bishimaheeda markii hore weynayeen sido kalena qaliin kusameesay ayadoo marki horeba kutalo gal ay u weynesatay aye hadana iska yareesay.

Kadib markii dadka ku eedeyeen inee ku foolxumaatay weyninka bishimaha xidigtan sawir ay soo dhigtay Instagram-ka ayaa lagu arkay inee iska yareesay bishamaha balse hadal heyn weyn ayuu abuuray arinkaan ayado saxaafada iyo taageraayaasheda ka doodayaan waxayna kamid noqotay shaqsiyaadka qaliinka fudud mareen.