Ankita Lokhande waxa ay waayaheeda fanka kasoo bilowday dhanka iyi tv-yada iyadoo sameesay musalsalo badan oo caan ah kuwaaso iyada si weyn loogu xasuusto

waxaana ka mid ah musalsalkii caanka ahaa ee lagu magacaabo kaaso Hit ka noqday dhanka iyo Tv-yada ka dib atariishadan waxa ay usoo dalacday dhanka iyo samaynta aflaamta Bollywoodka iyadoo sanadkan bilowgiisa kusoo caan baxday filimka Manikarnika -the queen of Jhansi kaaso ay hohaamiye ka ahayd Kangana Ranaut

haddaba atariishadan ayaa durba waxa ay heshay mashruuceeda labaad waxaana lagu soo daray filimka weyn ee Baaghi 3 kaaso uu hogaamiye ka yahay aktarka Tiger Shroff iyo atariishada Shradha Kapoor

Ankita Lokhande filimkan waxa ay ku jili doonta doorka Shradha Kapoor walaasheeda
sidoo kale filimkan waxaa qayb ka ah aktarka Riteish Dushmukh iyadoo filimkan duubistiisa ay ka harsan tahay muddo labo todonaad ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here