Kulanti wacan saaxiibada sharafta leh meel walbo dunida ka joogtaan kusoo dhowaada macluumaad kusaabsan taxanaha Hercai.

Si qaas ah gabadha yar ee taxanahan qortay misane Muslimada ah iyo taxliil kusaabsan ama warar laga filan karo xalqada 25-aad maxaase soo kordhay bal muuqaalka hoose kudhufo oo halkaas ka daawo wixii war ah oo kaa dambeeyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here