Sanad walba turkiga waxaa laga doorta gabadha ugu quruxda badan dalkaas waxaana la qabtaa tartan lagu soo xulaayo gabdhaha ugu qurxan iyaga dhexdooda ayaana la tartansiiya si looga soo saaro mida ugu quruxda badan.

Hadaba 2 October ayaa lagy qabtay tartaan oo 20 gabdho ka koobnaayeen qeybtiisa ugu dambeysay magaalada Istanbul waxaana isku soo hareen seddex gabdho oo Top 3 noqdeen.

Kaalinta 3-aad waxaa gashay gabadha lagu magacaabo Busra Turan dhiriirkeeda waa 1.8M waana ardayad cilmiga aartiska ka barata jaamacad Istanbul ku taalo halka kaalinta 2-aad ay gashay Bilgi Nur.

Dhirirkeeda waa 1.8M kuliyada shareecada aye dhameeysay Istanbul University ayeena ka baratay ugu dambeyn kaalinta 1-aad waxaa gashay oo noqotay mida Turkiga 2019 ugu qurxan Simay Rasimoglu.

Waa 22 jir baratay jaamacadna kaga baxday barashada Tiknoolojiyada casriga ah waa gabadha ugu qurxoon 2019 dalka Turkiga iyada ayaana ku guuleysatay darajada kowaad.

Balse kudhawaqista seddexdaan gabdhood darajooyinka ay kala galeen waxaa lagu dhawaaqi doonaa dhamaadka sanadka xaflad ka dhici doonto dalka England oo loogu caleemo saari doono…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here