Naomi Janumala waa gabar uu adeer u yahay halyeeyga Bollywoodka Johnny Lever ( Amadi) kaaso looga haray dhanka shactirada waana arrin si weyn u qabsatay

gabadhan waxa ay jirtaa 19 sano taaso qayb ka ah gabadhaha model ka sameeya waxaana ay ku nooshahay dalka America sidoo kale gabadhan waxa ay heshiisyo xayeesiin kula jiraa shirkado caan ah kuwaaos xayeesiiya agabka laysku qurxiyo sida Make Upka maadamaa ay leedahay midab brown ah

 Naomi Janumala waxa dhawaan ay baraha bulshada ku shaacisay arrin si weyn ugu farxisay dadka dalka india iyadoo hadda inay ka mid noqotay shaqsiyaadka caanka kuwaaso sameeya video iyo sawirada lagu xayeesiiyo magazine iyo tv-Yada sidoo Naomi Janumala waxa ay muuqaal Video ah kula wadaagi doonta gabadha looga haray heesaha Popka ee Rihanna waana guul weyn ay gaarayn gabadhan iyo dadka dalka india

bal hoos ka daawo sawirada shidan ee Naomi Janumala:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here