Gabadhaan aad aragtaan sodogeeda ayay 7 jeer kufsatay ilaa uu ka geeriyoodo.

0
4649

Gabar lagu magacaabo Naheed ayaa kufsi 7 jeer ah u geysatay sodogeeda oo lagu magacaabo Ghulam Hassan, kadib markii ninkii qabay ayada ee Bilal Hassan uu safar u baxay.

Bilal Hassan ayaana aabihiis oo 80 jir ah uga tagay xaaskiisa Naheed si ay u xanaaneysi asna safar shaqo ayuu aaday, balse gabadhii ayaa sodogii kufsi u geysatay ilaa uu ka geeriyoodo.

Geeridiisa ayaa markii hore loo maleynaayay wadno qabad iney tahay balse markii la baaray sababta uu u dhintay ayaa la ogaaday iney tahay biyo bax badan oo is xig xigay kuwaasoo sababay in jirka duqaan qalalo.

Naheed oo markii dambe gacanta lagu soo dhigay haatana saldhiga ku xiran ayaana qiratay arintaas waxayna sheegtay in ninkeeda uusan baahiyaheeda Jinsi haqabtiri karin sidaas owgeed sodogeeda uga doorbiday.

Naheed ayaana haatan ku eedeysan dil iyo kufsi balse waxay sheegtay ineysan dil ugu talo galin kaliya ay dooneysay iney duqa la raaxesato.

Naheed ayaa haatan wali xabsi ku jirta waxayna sugeysaa in kiiskeeda maxkamada la horgeeyo si loo xukumo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here