Kabhi khushi kabhi gham waa filimkii ugu weynaa ee la daawado sanadkii 2001 waxaana filimkaas ku midoobayn aktaro miisaan weyn ku leh bollywoodka sida Amithab Bachachan, Shah rukh khan, Jaya Bachchan , Kajol Hrithik Roshan iyo Kareena Kapoor

balse dib xasuustaada u celi ma xasuustaa gabdhii yarayd ee ku jirtay filimkaas taaso matalaysay doorka Kareena Kapoor xiliga ay yarayd waxaana gabadhaas magaceeda dhabta uu yahay Malvika Raaj

iyadoo xiligaas ay jirtay kaliya 8 sano iyadoo dhalatay sanadkii 1993 Malvika filimka ugu horeeyay oo ay kasoo muuqato waxauu ahaa filimka Kabhi Khushi kabhi gham iyadoo 8 jir ahaa

laakiin hadda Malvika waxa ay noqotay gabar weyn sidoo kale qurux badan iyadoo hadda ka noqotay gabar model ah gabadhii yarayd ee Kareena oo yar ku matalaysay filimkaas

hadda waxa ay diyaar u tahay inay sameeso door atariisho ah iyadoo goor hore ay kusoo biirtay aflaamta waxa ayna filimkeeda ugu horeeyay uu ahaa filim Telegu waxaana hogaamiye ka ah aktarka ravi teja  iyadoo filimkaas la daawaday sanadkii 2017  malvika ayaa hadda doonaysa inay kasoo muuqatay Filimkii ugu horeeyay ee bollywood ah taaso ay ku jilaysay door atariisho ah

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.Mahad sanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here