Baraha bulshada wax walbo waad ku arkeysaa hadana waxaa jirto oo maalmihii dambe la wad waday sheeko ah gabadha heesaaga caanka ah Taylor Swift inee jeclaatay atooraha Salman Khan waxaana lagu ogaaday ayaa la leeyahay heesaheeda dhexdooda ayee kaga dhex dhawaaqday arinkaas.

Taylor oo ah heesaa reer America ayaa tijaabooyin badan u martay hees cusub oo ay diyaarineysay ereyo kamid ah heestaas ayaa Clip ahaan ama Gift ahaan baraha bulshada loogu faafiyay xili ay Taylor lahed “diyaar ma utahay” yacni heeska a udiyaar garoowdeen.

Balse dadka arinka waxay ubadeleen Taylor waxay leedahay “waan ku jeclahay Salman Khan” waxaana ka dareenay ayee leeyihiin ereyada afkeeda kasoo baxayeen oo bishimaheeda baan ka fahamnay.

Taylor maxay ka dhihi doontaa sheekadan, ma dhabaa inee jeceshahay Salman dhinaca kalena gabadhan Album-keeda heesaha sanadkii 2020 waxuu noqday midka loogu jecclaa iyo albumka ugu iibiis baadnaa dhanka qarashka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here