Filimka Dabangg 3 ayaa iskasii wato hoos udhaciisa iyo fashilkiisa waxuuna keenay isniintiisa labaad 2 Crore taasi oo kadhigan mudo 11 maalmood ah inuu ku keenay 126.50 Crore sida shabakada BOI ku dhawaaqday.
Waa macquul Dabangg 3 todobaadkiisa labaad inuu keeno 20 Crore waa hadii beri uu ganacsi weyn sameeyo maadama ay arbaco tahay fasax sanadka cusubna loo dabaal dagaayo (1 Janaayo).
Balse wixii arbaco la dambeya D3 ganaci wacan masii sameyn doono waxuuna cimri.ahaantiisa ku dadaali doona inuu ku istaago 135 Crore ilaa 140 Crore inta udhaxeysa meesha ayeena ka baxeysa rajadii ahed inuu 150 Crore gaaeo Average na noqdo balse mid guul dareestay ayuu noqon doona sida muuqata.
Mida kale D3 kama mid noqon doono filimada sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareyeen waxuu xitaa ka ganacsi yaraan doonaa filimada Chhichhore, Supee 30, iyo Dream Dream Girl sida muuqata hoos kaga bogo ganacisigiisa ilaa hada.
Jimco: 22.50 Crore
Sabti: 22 Crore
Axad: 28.50 Crore
Isniin: 9.25 Crore
Talaado: 9.25 Crore
Arbaco: 15.50 Crore
Khamiis:6.75 Crore
Todobaadka Kowaad: 113.75 Crore
Jimco labaad: 2.75 Crore
Sabti labaad: 3.50 Crore
Axad labaad:4.50 Crore
Isniin Labaad: 2 Crore
Wadarta Guud: 126.50 Crore (Trade Figure)
Wadarta guud 135 weeye ta indiada kale shegayso anu shabkadina ma shegin
Wxay ilathy warbixintooda iney ku saleysan thy luqada hindiga oo keliya 135 cr-na aythy luqudaha guud ee lugu daawaday india dhaxdeeda