Ganacsigii Housefull 4 xaguu marayaa iyo filimkaan oo isbuuciisii 5aad tiyaatarada saaran.

0
1122

Housefull 4 ayaa isbuuciisa 5aad keeno doono ganacsi 1 crore ah asigoona haatan maraayo 80 lakh sida ay daabacday shabakada BOI.

Housefull 4 oo bilowgii markii tiyaatarka la saaraayay dhaleeceyn weyn iyo caqabado badan la kulmay ayaa ganacsi weyn sameeyay asigoona noqday Akshey Kumar filimkiisa midka lacagaha ugu badan soo xareeyay ayadoona dhaleeceynta filimkaan loosoo jeediyay xayaysiin u noqotay.

H4 sadaxdii todobaad ee ugu horeysay wuxuu sameeyay ganacsi aad u heer sareeyo balse labadii todobaad ee ugu dambeysay ayuu filimkaan siweyn hoos ugu dhacday hadaba halkaan hoose kaga bogo filimkaan ganacsigiisa halka uu maraay.

Todobaadkiisa koowaad; 135.86 crore

Todobaadkiisa labaad; 48.07 crore.

Todobaadkiisa sadaxaad; 16.27 crore.

Todobaadkiisa afaraad; 3.92 crore.

Todobaadkiisa shanaad mudo 4 maalmood; 80 lakh.

Wadarta guud; 204.92 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here