Jilaaga Akin Akinozu oo loo yaqaano Miran wuxuu kusoo caan baxay taxanaha Hercai iyo doorkiisa Miran kaasoo uu ku matalaayo jilaa gar leh.

Hadaba jilaagaan kahor inta uusan taxanaha Hercai kasoo muuqan ma ohtahay in taxanayaashii ka horeeyay uu ku jili jiray gar la’aan?

Hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada kadibna nala wadaag midka uu kusoo baxaayo garka mise gar la’aanta??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here