Home » Nolosha Jilaayaasha » Gauri Khan Jaceylka Ay Shah Rukh Khan U Qabto Ma Ahan Mid Yar Waxayna Baraha Bulshada So Dhigtay Sawirkan Xasusta Leh!

Gauri Khan Jaceylka Ay Shah Rukh Khan U Qabto Ma Ahan Mid Yar Waxayna Baraha Bulshada So Dhigtay Sawirkan Xasusta Leh!

Gauri khan iyo Shah Rukh khan waxay kamid yihiin lamaanaha ugu caansan Bollywoodka ayagoo nolosha wadaagen bilawgii 90kii waxana u jogaan sedex caruur ah.

Hadaba maanta waxa barta Twitterka ka dhacday xasuus hore maadama Gauri ay soo dhigtay sawir xasuus ah kaaso ah ayada iyo SRK xili sawirka dareen jaceyl ka muuqdo waxayna soo raacisay calaamada Loveka  ayadoo ula jeeda inee jeceshahay seygeeda Shah Rukh Khan.

Lamaanaha is calfadeen Gauri iyo SRK taagerayasha waxay u rajeyaan had iyo jeer inee isku waaraan ayagoo kamid noqdeen kuwa loogu jecel yahay

Dhanka shaqada SRK mashruuica xiga waa Zero dhamaadka sanadkan ayaana la daawan doona ayadoo ay kula weheliyaan atirishooyinka kala ah Anushka Sharma iyo Katrina Kaif.