Gigi Hadid oo ku sugan galbeedka Afrika gaar ahaan wadanka Senegal iyo sawiro laga soo qabtay.

0
931

Gabadha Modelka ee lagu magacaabo Gigi Hadid waxay sanadkii 2016dii ku guuleysatay gabadha ugu fiican aduunka dhanka Modelka ayadoona gabadhaan asal ahaanteeda kasoo jeedo wadanka Falastiin ay heysato dhalasho Mareykan ah.

Gabadhaan ayaa waxay katirsantahay safiirada hey’ada Unicef kuleedahay daafaha caalamka waxaana dhawaan laga soo bandhigay sawiro xili ay ku sugneyd gudaha wadanka Senegal ayadoona halkaas barnaamijyo hey’ada u gaar ah u tagtay.

hadaba halkaan hoose kaga bogo sawirada;

جيجي حديد
جيجي حديد في أفريقيا
جيجي حديد تحمل طفل صغير
جيجي حديد وسط فتيات أفريقيا
جيجي حديد سفيرة اليونيسف
جيجي حديد وسط فتيات أفريقيا

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here