Kadib markii uu maalintii isniinta filimka Housefull 4 uu jabiyay rikoorkii Golmaal Again ee halka maalin lacagaha ugu badan waxaan halkaan idiin kuugu soo tabin doonaa labadaan filim sida ay ugu faa’ideysteen fasaxa qaran ee Diwaliga iyo midkasta magaalooyinka ugu waaweyn lacagaha uu ka keenay.

Golmaal Again ayay maalinta Diwaliga ugu soo aaday maalintiisa 1aad halka H4 ay ugu soo aaday maalintiisa 4aad waxaana jiro farqi u dhaxeeyo labada filim sidaas oo ay tahayna H4 ayaa lacago badiyay.

Hadaba halkaan hoose kaga bogo midkasta lacagaha uu gobolkasta ka keenay;

Mumbai

Golmaal Again – 11,59 crore

Housefull 4 – 12 crore

Delhi / UP

Golmaal Again – 5,75 crore

Housefull 4 – 7,10 crore.

East Punjab

Golmaal Again – 2,70 crore

Housefull 4 – 3,14 crore

Rajasthan

Golmaal Again – 1,99 crore

Housefull 4 – 2,52 crore

CP Berar

Golmaal Again – 1,82 crore

Housefull 4 – 2,31 crore

CI

Golmaal Again – 1,38 crore

Housefull 4 – 1,63 crore

Nizam / Andhra 

Golmaal Again – 1,24 crore

Housefull 4 – 1,41 crore

Mysore 

Golmaal Again – 1,05 crore

Housefull 4 – 1,04 crore

Tamil Nadu / Kerala

Golmaal Again – 17 lakh

Housefull 4 – 25 lakh

West Bengal 

Golmaal Again – 1,10 crore

Housefull 4 – 1,29 crore

Bihar

Golmaal Again – 81 lakh

Housefull 4 – 90 lakh

Assam

Golmaal Again – 23 lakh

Housefull 4 – 31 lakh

Odisha

Golmaal Again – 27 lakh

Housefull 4 – 38 lakh

TOTAL 

Golmaal Again- 30.10 crore 

Housefull 4 – 34.28 crore.

Sida aad u jeediina dhamaan gobolada iyo magaalooyinka waaweyn waxaa ku wanaagsanaa filimka H4 markii laga reebo Mysore waxaana 1 Lakh kaliya sareeyo filimka Golmaal Again.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here