Xalqad 51-aad ee taxanaha Hercai waxaa lagu arkay dhacdooyin xiiso leh hadaba waxaan idiin balan qaadnay inaan dhacdooyinkaas idiin la wadaagno si kis kis ah maanta ayaana dhameesireena dhacdooyinka hadaa dgaaalka dhexmaray Yaren iyo Gonul maxuu ahaa.

Markee Caziiza afduubatay Harun waxaa dhaceyso in Yaren kali ku noqoneyso qasriga reer Aslanbey sidaa aawged waxay damcee inee dagto qolkii Miran iyo Reyan ku noolaayeen iyadoo qolkii ku jirto misane kibir muujineyso waxaa usoo galeyso Gonul sheekadan ayaana dhexmareyso.

Gonul: maxaad qolkaan ka sameyneysaa Yaren qolkaan waa qolkii Miran iyo Reyan.?

Yaren:  haa waa qolkooda balse hader iyagu halkaan ka degena sidaas darted maanta kadib anigaa leh qolkaan.

Gonul: Yaa tahay markaa qolkaa rabto iska galeyso gurigan waa reer Aslanbey meeshii laga aa dajiyo ayaadna ka dageyso ee kasoo bax qolka dhaqso.

Yaren: Ha ilaawin anigana inaan ahay Yaren Aslanbey ahna xaaska Harun.

Gonul: Naa soobax (Timaha ayee qabaneysaa) aniga Reyan ma ahi waxaa ogaatay qolkaan iska dhaafee xitaa qolka Elif (oo geeriyootay) xitaa ma dageysid aawayAasiyo Qolka kushiinka aktiisa ku yaalo hala dejiyo Yaren mida kale Yaren waxaad ogaata gurigan waxaan kuugu ogolaaday waa hooyadey darted aniga ayaana ah masuulka gurigaan maanta cida rabo waan saaraya cida rabana waan dejinayaa cid iga hor istaagi kartana malahan xitaa Fusun Aslanbey.

Intaas ayaa dhexmareyso Yaren iyo Gonul dhab ahaantii Yaren ciqaab hadee u bilaawatay waayo waxay u gacan gashay Gonul dhibkii ay Reyan marin jirtayna waxaa ka jareyso Gonul Aslanbey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here