Waxaa si Update ah idiin kula wadaageynay geerida kutimid jilaaga caanka ah Rishi Kapoor warbixin walba oo kusaabsan ilaa aan hader isla soo gaarnay goobtii lagu gubi lahaa jilaagan oo la diyaariyay meeydkiina la keenay.

Chandanwadi oo ah xarun meeydka hinduga lagu gubo ayaa la keenay Rishi Kapoor meeydkiisa oo gaariga ambalaasta lagu wado waxaana la socdeen ehelkiisa iyo dad yar oo ka qeyb galayaan.

Hader ayaana la gubi rabaa daqiiqado kadib maadama qaban qaabada lagu daahay xili hore ayaana loogu tslo galay in la gubo si kastee ahaataba qoyskiisa waa xaadir jilaagan sida Ranbir Kapoor oo la arkayey isagoo afka u duuban.

Sido kale Kareena Kapoor, Saif Ali Khan , Alia Bhatt, Abhishek Bachchan, Anil Ambani oo ganacsade weyn ah iyo Armaan Jain oo qaraabada kamid ah intaba sawir qaadayaasha ayaa sawiro ka qabteen halkaan hoose ka daawo waxaan sugnaaba waa gubitaanka iyo meesha oo lagu kala tago.

Kareena Kapoor Khan and Alia Bhatt at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Ranbir Kapoor at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Alia Bhatt at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Kareena Kapoor Khan and Saif Ali Khan at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Abhishek Bachchan at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Neetu Kapoor at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Armaan Jain, Abhishek Bachchan and Anil Ambani at Chandanwadi crematorium for Rishi Kapoor’s funeral.
Rishi Kapoor’s mortal remains taken to Chandanwadi crematorium for the funeral.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here