Good Newwz ayaa sare ukac 40% sameeyay sabtidiisa labaad waxuuna keenay lacago kudhow 11.50 Crore sare ukaca mashruucan waxaa ka saaciday in xili fasax lagu jiro meelo qaarna wali fasaxyada sanadka cusub looga dabaal dagaayey.

Wadarta guud mudo 9 maalmood ah Good Newwz gudaha India waxuu ka keenay 144.50 Crore isagoo sifiican oga gamday East Punjab 20 Crore ayuuna ka keenay halkaa mudo 9 maalmood kaliya.

5 Crore kale haduu Eas Punjab ka keeno waxuu noqon doonaa Filimka lacagaha ugu badan abid ka keeno East Punjab dhanka kale mashruucan hader waa Super Hit waxuuna kusocdaa wadadii uu ku noqon lahaa Blockbuster.

Hoos kaga bogo ganacsiga Good Mewwz mudo 9 maalmood ah oo ayna soo daabacday shabakada Box-office India:

Todobaadka Kowaad: 124.94 Crore

Jimco labaad: 8 Crore

Sabti labaad: 11.50 Crore

Todobaadka labaad: 19.50 Crore (Mudo 2 maalmood)

Wadarta Guud: 144.44 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here