Filimka Good Newwz ayaa noqsay midkii 15-aad taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareeyo jimcaha labaad waxuuna u dhowaaday lacahaha Houseful 4 oo isla 2019 la daawaday.

Balse filimkaas waxuu inta badan ka gadmay dhulka Gujarat halka Good Newwz uu ku wacnaa East Punjab waa Filmka seddexaad jimcaha labaad lacagaha ugu badan keena sanadka 2019 waxaana ka horeyaan kaliyaa Kabir Singh iyo Houseful 4.

Sido kale waa Filimka labaad lacagaha ugu badan soo xareeyay ee shactiro ah kaliya H4 ayaana kaga horeya liiskaas waxuuna ka talaabsaday lacagaja Golmaal 4 iyo Filimada kale ee Akki jilaya sida Mission Mangal iyo kuwa kale.

Liiska hoose waa 20-ka Filim taariikh ahaan lacagaha ugu badan soo xareyeen jimco labaad 5 kamid ah 2019 ayaa la daawaday Good Newwz na kaalinta 15-aad ayuu fadhiyaa waxaana soo daabacday shabakada Box-office-ka.

1-Baahubali 2: 19.81 Crore (Qeybta af hindiga).

2-Dangal: 17.84 Crore

3-PK: 14.52 Crore

4-Bajrang Bhaijaan:

5-Sanju: 12.09 Crore

6-Bajirao Mastani: 12 Crore (Xili Fasax)

7-Kabir Singh: 11.86 Crore

8-Tiger Zinda Hai: 11.55 Crore

9-3 Idiots: 10.54 Crore (Xili Fasax)

10-Padmaavat: 9.47 Crore

11-Dhoom 3: 9.42 Crore

12-Simmba: 9.02 Crore

13-Kick: 8.31 Crore

14-Houseful 3: 8.08 Crore

15-Good Newwz: 8 Crore

16-Uri: 7.71 Crore

17-Krrish 3: 7.67 Crore

18- Sultan: 7.41 Crore

19- Mission Mangal: 7.35 Crore

20-Golmaal Again: 7.24 Crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here