Home » . » Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

Jilaayaasha bollywood-ka ka tirsan uma kala harin aaskii Super Star Shashi Kapoor oo shalay ku geeriyooday maadaam in mudo ah xanuunsanaa asigoo ku geeriyooday Ambani hospital.

Haddaba jilaayaasha bollywood-ka ayaa si weyn ugu soo qeyb galay aaskii Shashi Kapoor loo dhigay waxaan ugu horeeyay qoyskiisa reer Kapoor.

Hoos ka daawo dhaam jilaayaasha kasoo qeyb galay aaskii loo dhigay Shashi Kapoor.

Wiilasha Shashi – Kunal Kapoor waa kan garka leh iyo Karan Kapoor

Karan Kapoor

Shashi wiilka awooraha u yahay Zahan iyo jilaaga Makarand Deshpande shati baluuga

Abhishek iyo aabahiisa Amitabh Bachchan

SRK

Randhir Kapoor

Rishi Kapoor

Rajeev Kapoor

Ranbir Kapoor Iyo Saif Ali Khan

Sanjay Dutt Iyo Anil Kapoor

Prem Chopra Iyo Prem Krishen

Mahesh Bhupathi Iyo Lara Dutta

Satish Shah Iyo Sumeet Raghavan

Salim Khan

Mukesh Rishi

Rakeysh Omprakash Mehra.

Naseeruddin Shah Iyo Xaaskiisa Ratna Pathak Shah.

Tinnu Anand, Iyo Shahnaz Vahanvaty

3 Responses to Goodbye, Shashi Kapoor: Qof Walbo Ka Qeyb Qaatay Aaskii Shashi Kapoor (+Sawiro)

  1. abdi kaafi Reply

    December 5, 2017 at 10:17 pm

    walle lomakalaharin aaska losameyay shashi kapoor lkn aawaya gabdhihisa oo awowga uyahay ee kariina kapoor & kirishna kapoor sawaradaan kobtalagasoqaday kumajiraan ilkashanle wokasoqabkalay waxan isdhahayay odogaan ilkshnlah marhore ayu geriyoday hadaneh wan arkay wayo islahada ayandawanayay filimka karopaar ee ladarka oo kayahay rishi kapoor & anil kapoor ayanakulajiray filmkn marka cawa manyaby markn arkay sawirkisa wana sawirada ugudnbeyo sxb aadan muridi waxnkuwaydinaa shashi kapoor maladugy sidawafaqsan ismaalka misa wayguben medgisa muslim mo ahay misa dindusi thanks

    • Aadan Muriidi Reply

      December 5, 2017 at 10:24 pm

      inay gubeen u badi sxb marba aas hadii loo dhigay ileen waa hindu

  2. Faysal Cabey Reply

    December 5, 2017 at 10:26 pm

    Masha allah balse diintisa maxay aheyd ma muslim bu aha mise hindu
    Lkn Asxaaabtiisa uma aysan kala harin

Leave a Reply to Faysal Cabey Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *