Goolhayihii uu Messi ka dalbaday in ay Fanaanada kala badashaan ayaa sheegay in uusan filaynin waxa dhacay…

0
717

Goolhayaha Kooxda Elche ayaa aad ula yaabay in uu Messi ka codsado in ay fanaanada kala badashaan. Waxay na Camera da qabanayaay gool-hayahan oo aad u kacsanyahay dareenkiisa.

“ haa waan la yaabay, “ sidaasi ayuu Bartiisa Twitter ka ku soo qoray

“ma garanaysaa waxa aan ka fakarayay inkastoo Natiijo wanaagsan ahay?

“Kooxdaan waa in la badbaaditaa. Koox ahaan iyo Group ahaan.”

“Waan sii wadaynaa inaan qaadno talaabooyin ka aan horay u qaadnay oo aan ku hormarinayno si aan ula tartano koox walbo oo nala tartamaysa.”

“wax wanaagsan ayay ahayd Qabta hore ee ciyaarta. Ina keeno aan sidaas samayno.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here