Alia bhatt iyo Ranbir Kapoor waa labo lamaane ee abuuray hadal-haynta ugu weyn gudaha bollywoodka iyagoo maalin walba warbixinadooda ay ku qoran yihiin majalad walba iyagana waa mid ay saxaafada iyo dadka kale ay u Muujinayaan xariirkooda jaceyl

taaso oo u sabab ah in xilli walba ay isla socdaa sawirada iyo qoraalada ay labadooda soo dhigaan baraha bulshada midaaso abuurtay hadal-Heyn weyn

hadda sida ay soo warinayso majalada mumbai mirror Ranbir kapoor ayaa waxa uu alia bhatt kusoo daray groupka u qaaska ah qoyskiisa taaso ay ku mideesan yihiin aabihiisa Rishi kapoor hooyadiisa Neetu singh walaashiisa Radhima kapoor iyo kuwa kale oo badan

laakiin waxaa si weyb loola yaabay sababta Ranbir kapoor uu alia ugu soo daray groupkaas maadaama u gaar u yahay qosykiisa waxaana midaas ay cadeenaysaa in Alia bhatt goor dhow ay ka mid noqon doonto qoyskaas waxaana macquul ah in xilli hore lasii qorsheenayo guurka labadan lamaane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here