Home » Nolosha Jilaayaasha » Goos Goos Labaad Oo Laga Soo Bandhigay Prabhudheva Filmkiisa Dance-ga Lakshmi (+Video)

Goos Goos Labaad Oo Laga Soo Bandhigay Prabhudheva Filmkiisa Dance-ga Lakshmi (+Video)

Lakshmi waa film Dance ah oo uu hogaamiye ka yahay jilaaga Dance-ga looga haray Prabhudheva waxuuna filmk kujilaa macalin dadka bara qoob ka cayaarka.

Halka ay wax ka jilayaan jilayaasha kala ah Ditya Bhande oo ku jileyso gabar uu macalinkeeda Dance-ga uu yahay Prabhudheva waana gabar filmkaan qoob ka cayaar heer sare ah kusoo bandhigi doonto.

FIlmka wali xiliga la daawan lahaa lama shaacinin balse qeybaha dambe ee sanadkaan ayaa la daawan doona waxaa kaloo wax ka jilayaan Aishwarya Rajesh, Karunakaran, Kovai Sarala, Chams, Akshat Singh, Jeet Das, Sam Paul halka uu Director ka yahay Vijay.

Fadlan halkaan hoose ka daawo goos gooska labaad ee laga soo bandhigay mashqruucan…

Hadii aadan daawan goos gooskii hore halkaan hoose ka daawo..