Superstar Govinda iyo atirishada xidigta caanka ah Raveena Tandon dhamaadkii 90-maadkii iyo bilawgii qarnigan waxay wadaageen guulo waa weyn sidoo kalena aflaan kala duwana wey ka guul dareesteen balse waxaan la hilmaami karin is fahankoodii heerka sare ahaa dhanka shaashada.

Govinda iyo Raveena laguma gaarin Dance iyo shactiro heer sare ah inay shaashada kusoo bandhigaan waxayna taageerayaal badan ku kasbadeen bandhiga Classic ah oo ah si wadajir ah u sameeyeen xili hore.

Haddaba guud ahaan Govinda iyo Raveena waxay isla sameeyeen 9-filim oo ay door dhameestiran ku leeyihiin waana filim caan ah oo aan laga xiiso dhigeyn, fadlan hoos kaga bogo filim walbo ay isla sameeyeen ganacsiga uu sameeyay iyo natiijadiisa rasmiga ah:

1. Aunty No. 1 (1998) wuxuu soo xareeyay 5.34 Crore waana Below Average

2. Dulhe Raja (1998) – wuxuu soo xareeyay 12.74 Crore waana Hit

3. Bade Miyan Chote Miyan (1998) wuxuu soo xareeyay 19.19 Crore waana Hit

4. Pardesi Babu (1998) wuxuu soo xareeyay 5.26 Crore waana Flop.

5. Anari No. 1 (1999) wuxuu soo xareeyay 6.75 Crore waana Semi Hit

6. Rajaji (1999) wuxuu soo xareeyay 4.50 Crore waana Flop

7. Akhiyon Se Goli Mara (2002) wuxuu soo xareeyay 3.10 waana Flop

8. Waah! Tera Kya Kehna (2002) wuxuu soo xareeyay 1.79 Crore waana Disaster

9. Sandwich (2006) wuxuu soo xareeyay 47.50 Lakh waana Disaster.

Sida xogta sare ka muuqato Govinda iyo Raveena waxay isla sameeyeen 9-filim oo ay door dhameestiran ku leeyihiin waxaana u guuleesteen sedex ka mid ah halka 6-filim oo ka mid ah ka guul dareesteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here