Home » Nolosha Jilaayaasha » Guud Ahaan Tirada Aflaam Blockbuster Iyo All Time Blockbuster Ah Ee Uu Sameyay Mega Star Salman Khan!!

Guud Ahaan Tirada Aflaam Blockbuster Iyo All Time Blockbuster Ah Ee Uu Sameyay Mega Star Salman Khan!!

Mega Star Salman Khan waa jilaaga xiligan ugu Blockbuster badan filimda. xidigaan filimadiisa ayaa waxay sii noqonayaan kuwo guulo waa weyn gaara oo xitaa khans ka kale aysan la barbar dhigi karin.

kasoo bilaaw Maine Pyar Kiya Ilaa TZH, halkan kaga bogo filimda Super Star kaan uu keenay ee noqdeen Bockbuster ama All Time Blocbuster oo ah darajada filim u gaaro mida ugu sareyso.

Maine Pyar Kiya: 1989 (All Time Blockbuster) (Qiyaas ahaan)

Hum Aapke Hai Kaun: 1994 (All Time Blocbuster).

Karan Arjun: 1995 (Blockbuster).

Hum Saath Saath Hian:1999  (Blocbuster).

Dabangg: 2010 (Blockbuster).

Ready: 2011 (Blockbuster).

Bodyguard: 2011 (Blockbuster).

Ek Tha Tiger: 2012 (Blockbuter).

Dabangg 2: 2012 (Blockbuster).

Kick: 2014 (Blockbuster).

Bajrang Bhaijaan: 2015 (All Time Blockbuster).

Sultan: 2016 (Blockbuster).

Tiger Zinda Hai: 2017 (Blockbuster/All Time Blockbuster)

F.G: Filmka Maine Pyar Kiya waa film la daawaday 1989 xogtiisan si rasmi ah looma hayo hader balse sida loo badanyahay waa All Time Blockbuster.

 

 

4 Responses to Guud Ahaan Tirada Aflaam Blockbuster Iyo All Time Blockbuster Ah Ee Uu Sameyay Mega Star Salman Khan!!

  1. bile Reply

    January 13, 2018 at 5:15 pm

    kkkkkkkkkk

  2. Abdulaahi Yuusuf Reply

    January 13, 2018 at 9:07 pm

    filimside idinkoo mhdsan oo aan iga xumaaneyn màadaama aad igaga fiican tihiin dhanka filimada hadaan khaldaneyn hada ka hor waxaad soo bandhigdeen isbarbardhig aad ku sameyneyseen salman khan iyo shah ruh khan idinkoo ufiirinayay 1990-1999,,2000-2009,,,, 2010-2015 marka waxaa ku jira in salman khan uu sameeyay 3bloukboster iyo 2all time bloukbouster intii udhaxeysay 1989-1999 marka 5taas hadii lagu daro 9kan blouckboster oo uu sameyay 2010-2017 waxey noqoneysaa 14bloukbouster

    • Zakarie Abdi Reply

      January 13, 2018 at 9:21 pm

      Waa sidaas walaal laakiin xogtaas lama sixin, marka ay BOI saxdo sida aad sheegtay ayay xaqiiqada noqon doontaa insha Allah.

  3. mohed Kennedy Reply

    January 14, 2018 at 3:46 am

    sxb dabbang1 waa all time blockbuster

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *