Abaal marinta Abaal marinta Critics Choice Film Awards 2020 waa mid sanadle ah oo diirada lagu saaro in bilado lagu siiyo shirkadaha Hindiya ugu caansan ka jiraan waxaana la qiimeeyaa oo kaliya 5-qeybood oo kala ah Filimka ugu wanaagsan, atooraha, atirishada ugu wanaagsan, filim sameeyaha ugu wanaagsan iyo sheekada ugu qoraalka wanaagsan.

Abaal marinta Abaal marinta Critics Choice Film Awards 2020 waxaa qiimeeyaan gudi filimada falanqeeyaan oo laga soo kala xulay shirkadaha ugu caansan ee gudaha Hindiya ka jiraan balse sanadkan ma suura galin xaflad inay qabsadaan xaalka oo aan wanaagsaneyn awgeed cabsi Coronavirus laga qabo darteed si Online ah ayaa guuleestayaasha loogu dhawaaqay.

Haddaba hoos kaga bogo abaal marinta Abaal marinta Critics Choice Film Awards 2020 guuleestayaasha qaybta Bollywood-ka ama shirkada sameyso aflaanta Af Hindiga lagu daawado ee xarunteeda Mumbai tahay:

Best Actor (Male) – Ranveer Singh (Gully Boy)

Best Actor (Female) – Geetika Vidya Ohlyan (Soni)

Best Director – Zoya Akhtar (Gully Boy)

Best Film – Gully Boy

Best Writing – Anubhav Sinha & Gaurav Solanki (Article 15)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here