Barta Instagram-ka ee Vikrant Massey ayaa la jabsaday markii labaad todobaadkan, Aktarka ayaa bartiisa Twitter-ka ku wargaliyay taageerayaashiisa bartiisa Instagram ee la jabsaday wuxuuna ka codsaday dadka inaysan furin wax xiriir ah oo laga helo akoonkiisa.

Isniintii, Vikrant waxuu baahiyay inlajabsaday bartiisa instegram balse ee sooceliyeen. “Xisaabaadkeyga Facebook iyo Instagram waa la jabsaday. Fadlan hafurin fariimaha kaaga imaada ciwaankeyga . Waan ka shaqeyneynaa,” ayuu qoray jilaaga.

Dhawaan, filim-sameeye Farah Khan Twitter-keeda iyo Instagramkeeda ayaa la jabsaday. Balse wee soo ceshatay

Hackers-ka india ayaa fara kulul kuhaayo ciwaanada waaweyn ee leeyihiin dadka caanka kuwaasoo milaayiin shacab ah ee kuxeranyihiin

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here