Hadaad u maleysay hindoos inuu yahay hadaba ma aha nee ogow diinta uu heysto jilaaga Amitabh Bachchan.

0
2402

Jilaaga Amitabh Bachchan waa jilaaga ugu waayo aragsan haatan fanka India ku jiro asigoona sidoo kale kamid ah 3da jilaa ee ugu fiican taariikhda Bollywoodka jiliin ahaana haduusan koowaad aheyn waa labaad.

Hadaba ayadoo sidaas tahay hadana jilaagaan waa bilaa diin mana jirto diin uu aaminsanyhaya siduu carabka ku adkeeyay.

Amitabh Bachchan oo daadihiye ka ah barnaamijka yaa ku guuleysanaayo Million ayaa sheegay in uusan aheyn hindoos sidoo kalana uusan diin kale aaminsaneen wuxuuna intaas ku daray in aabihiis diimaha kasoo horjeeday asna uu midaas aabihiis kaga dayanaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here