
Sida ay shaaca ka qaaday shabakada BOI superstar Ajay Devgn filimkiisa Tanhaji mudo 25-maalmood ah 130 Crore ayuu Mumbai iyo hareeraheeda kaga soo xareeyay wuxuuna noqday filimka Hindiga ah ee lacagaha ugu badan suuqan kasoo xareeyo markii Bahubali 2 xisaabta lagu darin.
Haddaba aqristayaasha qiimaha badan waxaan idiin heynaa 13-ka gobol ee dhanka ganacsiga aflaanta Hindiya la isku raacsiiyo iyo filim walbo ee iskoorka lacagaha gobolkan heesto:
Mumbai iyo hareeraheeda:
1. Bahubali 2 (2017) – 185.76 Crore
2. Tanhaji (2020) – 130 Crore (mudo 25-maalmood ah)
Delhi/UP:
1. Bahubali 2 (2017) – 98.64 Crore
2. Dangal (2016) – 80.22 Crore
East Punjab:
1. Bahubali 2 (2017) – 53.28 Crore
2. Dangal (2016) – 44.35 Crore
Rajasthan:
1. Bahubali 2 (2017) – 29.91 Crore
2. Dangal (2016) – 20.32 Crore
CP Berar:
1. Babubali 2 (2017) – 33.74 Crore
2. Dangal (2016) – 19.27 Crore
CI:
1. Bahubali 2 (2017) – 24.51 Crore
2. Dangal (2016) – 14.18 Crore
Nizam/Andhra:
1. Dangal (2016) – 21.12 Crore
2. PK (2014) – 20.72 Crore
Mysore:
1. Dangal (2016) – 27.81 Crore
2. Uri – The Surgical Strike (2019) – 25 Crore
Tamil Nadu/Kerala:
1. Dangal (2016) – 13.39 Crore
2. PK (2014) – 9.46 Crore
Bihar:
1. Bahubali 2 (2017) – 15 Crore
2. Tiger Zinda Hai (2017) – 12.27 Crore
West Bengal:
1. Bahubali 2 (2017) – 26.57 Crore
2. War (2019) – 22.89 Crore
Assam:
1. War (2019) – 6.26 Crore
2. Bahubali 2 (2017) – 6.09 Crore
Orrisa:
1. Bahubali 2 (2017) – 7.69 Crore
2. War (2019) – 6.59 Crore.
Maxaan Ka Fahanay Iskoorada Gobolada Sare Ku Xusan Sida Loo Kala Heesto:
Bahubali 2 wuxuu heestaa iskoorka lacagaha 9-gobol taasi oo ka dhigan 69% iskoorada lacagaha gobolada Hindiya oo dhan in filimkan heesto.
Dangal wuxuu heestaa iskoorka lacagaha 3-gobol taasi oo ka dhigan in 23% iskoorada lacagaha goboladaha Hindiya inuu heesto, waxaana xusid mudan Bahubali 2 ka hor Aamir Khan filimkiisa Dangal inuu gobol walbo iskoorkiisa isaga heestay waana sababta uu All Time Blockbuster u noqday.
Filimka War wuxuu heestaa iskoorka lacagaha 1-gobol taasi oo ka dhigan in 8% iskooradaha lacagaha uu heesto.
F.G: Filim wuxuu darajada ugu sareyso All Time Blockbuster ku gaari karaa iskoorada haatan gobolada Hindiya ka jiraan inuu la wada wareego ama ku dhawaad 7-gobol iskoorkooda lacagaha la wareego ama 50% ka badan iskoorada haatan jiraan jebiyo marka ciyaar filim kuma noqon karo ATB shaqo adag ayaa ka xigto waa inuu Bahubali 2 & Dangal oo gobolada ugu badan heestaan iskoorada kala wareego!