Hadii aan atoore ahaabe ahaan laheyn Instagram dhan maba adeegsadeen iskaba dhaafee inaan sawiro soo dhigo sidaas waxaa yiri jilaaga….

0
1184

Jilaaga reer Turki ee Caglar Ertugrul ayaa ka hadlay mar laweydiiyay sababta uu sawirada jaceylkiisa usoo dhigi la’yahay bartiisa Instagramka.

Caglar Ertugrul oo ah hogaamiyaha taxanaha guusha weyn ku socdo eee Afilik Ask ayaa sheegay inuu aaminsanyahay iney jirto il iyo xasad isla markaasna uusan sawirada qoyskiisa iyo gacalisadiisa soo dhigeynin bartiisa Instagramka.

Caglar ayaa sheegay inuu ka baqaayo in xasad ku dhaco ama laga ileysto hadii uusan jilaa ahaan laheyn oo uu sameysashada baraha bulshada qasab ku ahaan laheyna uu gabi ahaanba bartiisa Instagramka iska xiri lahaaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here