wax qarsoon ma ahan xariirka ka dhaxeeya Shraddha iyo Rohan ay sida ay isu jecel yihiin kaaso waqti walba ay warbaahintu joojin la’dahay inay wax ka qorto labadan lamaane Rohan iyo shraddha wararkoofa xanta ah

dhawaan waxa labadan lamaane ay aadayn jasiirada Maldives si ay ugu qayb hakaan arooska Shradha Kapoor gabadha ay adeerkayda u dhalay Priyanka Sharma iyo ninkeeda Shaza morani

waxaana arrinyan cirka sii geliyay Rohan aabihiisa Rakesh Shestra kaasoa hadlay warbaahinta ayaa yiri

Sida la ii sheegay inay is yaqaanayn ilaa yaraantood collegeka Marka laga soo tago, waxay leeyihiin saaxiibo badan oo caan ah magaalada Juhu. Labadooduba waxay ahayeen kuwa isku fiican yihiin noloshooda xirfadeed, sidaas darteed go’aan kasta oo ay ka qaataan wadajirka waxay sidoo kale noqon doontaa mid caqli gal ah midna bislaaday. “

Haddii ay go’aansadaan inay midba midka kale arrin guur ah waxaan ku faraxsanaan doonaa inaan wax walba u sameeyo. Erayga ‘diidmo’ kuma jiro qaamuuskayga. Oo aan kuu sheego, waxaan mar waliba wiilkayga ugu yeeraa ‘Riyadayda lakin marar dhif ah ayaan ugu yeeraa ‘ Rohan ‘

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here